Muraajaco Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee Dugsiyada sare
Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee dugsiyada sare ayaa waxaa loo sameeyay Muraajaco gaar ahaan dugsiyada:- Ceel Guula, Wisil, Badndiiradley, Saddex-higlo, Gawaan iyo Hobyo.
Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee dugsiyada sare ayaa waxaa loo sameeyay Muraajaco gaar ahaan dugsiyada:- Ceel Guula, Wisil, Badndiiradley, Saddex-higlo, Gawaan iyo Hobyo.
Maalinta 2aad dee Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo gaar ahaan waaxda Midwifery.
Booqasho Dugsiyada Magaalada Galkacyo.Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah dugsiyada Magaalada Galkacyo.
Todobaadka Bandhig cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern ayaa ka bilawday Xarunta Jaamacadda Modern faraca Galkcyo, Bandhigaan oo ah mid sanad waliba ay Jaamacaddu qabato ayaa waxaa uu muhiim u yahay in […]