- Home
- About Us
- Academics
- ADMISSION
- Contact Us
Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern.
Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern. Masuuliyiinta ayaa indha indhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacada […]
Ardayda Sanadka 1aad ee caafimaadka ayaa sameeyey Baraatiko ku saabsan xirfadaha asaasiga ah.
Ardayda barata culuumta caafimaadka gaar ahaan sanadka 1aad ayaa sameeyay baraatiko la xariirta xirfadaha asaasiga ah ee la xariira culuumta caaafimaadka.
Muraajaco Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee Dugsiyada sare
Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee dugsiyada sare ayaa waxaa loo sameeyay Muraajaco gaar ahaan dugsiyada:- Ceel Guula, Wisil, Badndiiradley, Saddex-higlo, Gawaan iyo Hobyo.
Maalinta 2aad ee Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern.
Maalinta 2aad dee Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo gaar ahaan waaxda Midwifery.
Booqasho Dugsiyada Magaalada Galkacyo.
Booqasho Dugsiyada Magaalada Galkacyo.Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah dugsiyada Magaalada Galkacyo.
Todobaadka Bandhig cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo
Todobaadka Bandhig cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern ayaa ka bilawday Xarunta Jaamacadda Modern faraca Galkcyo, Bandhigaan oo ah mid sanad waliba ay Jaamacaddu qabato ayaa waxaa uu muhiim u yahay in […]
Health Research Conference – Garowe.
Prevalence of COVID-19 Vaccination Acceptance and Its Associated Factors Among Elderly People [>60 Years] Living in Benadir Region, Southeastern Somalia Background: Somalia is similar to most countries in terms […]