Booqasho Dugsiyada Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda Modern Faraca Galkacyo ayaa booqashada ku tagay Dugsiyada sare ee ku kala yaalla Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir.
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda Modern Faraca Galkacyo ayaa booqashada ku tagay Dugsiyada sare ee ku kala yaalla Magaalooyinka Ceelguula, Wisil iyo Ceeldibir.
Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern. Masuuliyiinta ayaa indha indhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacada […]
Ardayda barata culuumta caafimaadka gaar ahaan sanadka 1aad ayaa sameeyay baraatiko la xariirta xirfadaha asaasiga ah ee la xariira culuumta caaafimaadka.
Qaar ka mid ah ardayda fasalka 12aad ee dugsiyada sare ayaa waxaa loo sameeyay Muraajaco gaar ahaan dugsiyada:- Ceel Guula, Wisil, Badndiiradley, Saddex-higlo, Gawaan iyo Hobyo.
Maalinta 2aad dee Todobaadka Bandhig Cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo gaar ahaan waaxda Midwifery.
Booqasho Dugsiyada Magaalada Galkacyo.Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Jaamacadda ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah dugsiyada Magaalada Galkacyo.