Todobaadka Bandhig cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern faraca Galkacyo
Todobaadka Bandhig cilmiyeedka ardayda Jaamacadda Modern ayaa ka bilawday Xarunta Jaamacadda Modern faraca Galkcyo, Bandhigaan oo ah mid sanad waliba ay Jaamacaddu qabato ayaa waxaa uu muhiim u yahay in ardaydu ay ku soo bandhigaan wixii ay barteen, Bandhiga ayaa waxaa sanad waliba ka qayb qaata qaar ka mid ah waaxyada kala dugan ee Jaamacadda ka baxa.
Bandhigga ayaa waxaa maanta lugu bilaabay waaxda waxa ayna soo bandhigeen Mashaariic Bulshada iyo deegaankaba wax tar u leh, waxaan sidoo kale ka soo qayb galay masuuliyiin kala dugan ee iskugu heer dagmo iyo maamul hoboleedba Maamulka, Macalimiin ardayda jaamacadda,waliiidiin iyo marti sharaf kale.
