Maanta oo ay taariikhdu tahay –, waxaa si guul leh u soo idlaaday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Semesterka 2aad ee sanad-dugsiyeedka –. .
Maanta oo ay taariikhdu tahay –, waxaa si guul leh u soo idlaaday Imtixaanka Kama Dambaysta ah ee Semesterka 2aad ee sanad-dugsiyeedka –.
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan bahda Jaamacadda Modern waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ardayda si guul leh u soo gabagabeeyey imtixaannadooda iyo guud ahaan sanad-dugsiyeedka –.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal waxbarasho oo ifaya.
Ilaahay ha idiin barakeeyo dadaalkiinna, hana idiin fududeeyo safarkiinna aqooneed.








