Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abikar Nor iyo maamulka isbitaalka Banadir ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey Jaamacadda Modern
Shahaada Sharaftan ayaa Marwo Fowsiya Abikar Nuur oo ah wasiirka cafimaadka Soomaaliya gudoonsiisay Jaamacadda Modern oo qayb wayn ka qaadatay dayactir lagu sameyey qaybta caruurta ee isbitaalka hooyada iyo dhalaanka […]