Enter your keyword

post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abikar Nor iyo maamulka isbitaalka Banadir ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey Jaamacadda Modern

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abikar Nor iyo maamulka isbitaalka Banadir ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey Jaamacadda Modern

Shahaada Sharaftan ayaa Marwo Fowsiya Abikar Nuur oo ah wasiirka cafimaadka Soomaaliya gudoonsiisay Jaamacadda Modern oo qayb wayn ka qaadatay dayactir lagu sameyey qaybta caruurta ee isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir.

Jaamacadda Modern ayaa mar walba ka qayb qaatada isla markaana garab istaagta bulshada Soomaaliyeed baahidooda aasaasiga ah.

Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Md. Haaruun Rashiid iyo Wasiir Fowsiya

Leave a Reply

Your email address will not be published.