Masuuliyiin ka socotay Mashruuca Rajja kaaba oo ay hogaaminaysay Maareeyaha Mashruuca Marwo Aisho ayaa Booqasho ku yimid Jaamacadda Modern.

Masuuliyiinta ayaa indha indhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee Jaamacada ayagoona bogaadiyay habsami u socodka iyo nidaamka wax brasho ee ka jira Jaamacadda Modern.