Enter your keyword

post

Imtixaanka kama danbeysta ah oo Jaamacadda ka bilowday

Imtixaanka kama danbeysta ah oo Jaamacadda ka bilowday

June-2022 –  Xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Modern wxaa ka bilowday imtxixaanka kama danbeysta ah ee Jaamacadd.

Ardayda ayaa aad ugu diyaar garoobay imtixaankan oo ah xillile Jaamacddu qaaddo.

imtixaanka ayaa bilawday 16-ka bishanJune 2022 waxaana la rajaynaya inuu ssoo dhamaado 23ka bishan June 2022.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.